Mattehjelp




Makugu adkaatay xisaabta? madooneysaa in aad u fahanto si sahlan. Madooneysaa in aad macalinka si toos online uu kuu barro? hadii ay jawabtaadu haa tahay hadaba qaado kooraskan Mattehjelp.





MatteHjelp waxan kusoo qadan donaa dhaman qeeybaha kaladuwan ee xisaabadka asaasiga.


Hadii aad u bahanto in laga caawiyo Excel, Word iyo Powerpoint diyaar ayan kugu nahay.




Ali M. Osman


Cali Maxamed Cisman - Alibashi waa asaasaha www.kabarro.com.Cali waxa uu waxbarashadiisa ku qaadatay dalka Norway. Heerka jaacad waxa uu ku qaatay jamcada Stavanger University. Taqasuskiisana wa Civil Engineering hadana ka shaqeeya mid ka mid shirkadaha ugu cansan dalka Norway. Cali waxa uu bulshada ugu soo gudbiyaa barashada Teknolojiyada iyo Xisaabta si bilaash ah labadiisa kanal ee Youtube; 1 Ali Esse Onlie Iyo Alibashi.



Få hjelp med blant annet følgende:



  • Redusere matteangst. Skape oversikt og struktur.


  • Leksearbeid og øving til prøver/eksamen.



Choose a Pricing Option