Ku Soo dhawoow



Ku soo dhawoow websitkan oo aad ka helikarto maadoyinka qaar oo u badan xisabadka. Websitekan waxan ku soo kordhin donaa madooyinka xisabadka qeybeheeda kala duwan iyo kuwa aad naga soo dalbataan.
Websitkan waxaa loogu talagalay dadka daneeynaya in ay onlinke wax ku bartaa madaama ay fursad u hayn in ay fasalka soo xaadiraan, sababa la xiriira da´da, shaqada iyo guud ahaan xaaldaha nololeed.
Websitkan kabarro waxa uu ku sahlayaa in aad wax ku barato online xilli waba iyo goob walba aad joogto.
Madooyinka aan websitkan ku hayno markaad qadato waxa aad u diyarsantahay in aad imtaxanka u fadhiisato.


Cali M. Osman



Cali Maxamed Cisman - Alibashi waa asaasaha www.kabarro.com.Cali waxa uu waxbarashadiisa ku qaadatay dalka Norway. Heerka jaacad waxa uu ku qaatay jamcada Stavanger University. Taqasuskiisana wa Civil Engineering hadana ka shaqeeya mid ka mid shirkadaha ugu cansan dalka Norway. Cali waxa uu bulshada ugu soo gudbiyaa barashada Teknolojiyada iyo Xisaabta si bilaash ah labadiisa kanal ee Youtube; 1 Ali Esse Onlie Iyo Alibashi.