Waxaad ku baran doontaa Kooraskan:

1- Bilowga hore ee sida loo furo dokumentiga Microsoft Word iyo sida loo keydiyo.
2- sida wax looga badalo badhamada qaar.
3- Xirfado kala duwan oo kusaabsan naqshadeynta dokumentiga.
4- Sida bogga formatting loogu sameeyo iyo page breaks.
5- Barashada shaxda (tabales) iyo charts
6- Isticmaalka naqshadaha kala duwan.
7- Sida dokumntiga loogu diyaarinlahaa Print (daabacaad)
Iyo qeeybo kaloo badan.

Waxaa lagaaga bahanyahay In aad kombuterkaada ku soo dhaadhacsato midkamid ah Microsoft Word 2013, Word 2016, ama word 2018. Wax aqoon hore lagaagama baahna.


Ali M. Osman - Alibashi



Cali Maxamed Cisman - Alibashi waa asaasaha www.kabarro.com. Cali waxa uu waxbarashadiisa ku qaadatay dalka Norway. Heerka jaacad waxa uu ku qaatay jamcada Stavanger University. Taqasuskiisana wa Civil Engineering hadana ka shaqeeya mid ka mid shirkadaha ugu cansan dalka Norway. Cali waxa uu bulshada ugu soo cudbiyaa barashada Teknolojiyada iyo Xisaabta si bilaash ah labadiisa kanal ee Youtube; 1 Ali Esse Onlie Iyo Alibashi.

Take Full Course