Microsoft Excel

Microsof Excel For Business and for Student

  Enroll in Course

Coursadan Excel Book 1 Waxan ku baran doona dhamaan xirfadaha aasaasiga ah ee Excel. Coursadan marka aad dhameyso waxa aad awood u leehaday:

  • In aad u isticmaasho Excel barnaajimyada qaaska iyo shaqada.
  • In aad sameyso dukument spreadsheet.
  • in aad keediso ama aad la wadaagto asaagaada.
  • in aad daababacddo dokumenyda aad diyaasidsay.
  • iyo xirfado kale oo muhiim ah.
Coursadan waxaa lagu soo diyaariyay Excel 2020 lakiin waxa aad ku isticmali kartaa 2010, 2013, 2016, 2018, 2019.


Your Instructor


Ali M. Osman
Ali M. Osman

Cali Maxamed Cisman - Alibashi waa asaasaha www.kabarro.com. Cali waxa uu waxbarashadiisa ku qaadatay dalka Norway. Heerka jaacad waxa uu ku qaatay jamcada Stavanger University. Taqasuskiisana wa Civil Engineering hadana ka shaqeeya mid ka mid shirkadaha ugu cansan dalka Norway. Cali waxa uu bulshada ugu soo cudbiyaa barashada Teknolojiyada iyo Xisaabta si bilaash ah labadiisa kanal ee Youtube; 1 Ali Esse Onlie Iyo Alibashi.


Frequently Asked Questions


Goormuu kooraskan bilabanayaa?
Kooraskan marka aad qadato ayuu bilabanaa. Adiga ayeey kugu xirantahay goorta aad bilabeyso iyo xilliga aad dhameysneeso
Ilaa goormee ayuu ii furanyahay kooraskan?
Kooraskan muddo kuma xirna, inta aad rabto ayuu kuu furanyahay. Waxaad kooraskan ku isticmaali kartaa agabyada kaladuwan sida mobile, pc iyo ipad/tablet.
Hadii aan ku qanci kooraskan maxaa xal ah?
Marna ma rabno in aadan ku qancin, Lakiin hadii adaan ku qancin koraskan waxad xaq u leedahay in aan kuu soo celino qitmadaada. Fadlan nala soo xiriir 30 maalin ee ugu horeeya.

Get started now!