Ali M. Osman




Cali Maxamed Cisman - Alibashi waa asaasaha www.kabarro.com. Cali waxa uu waxbarashadiisa ku qaadatay dalka Norway. Heerka jaacad waxa uu ku qaatay jamcada Stavanger University. Taqasuskiisana wa Civil Engineering hadana ka shaqeeya mid ka mid shirkadaha ugu cansan dalka Norway. Cali waxa uu bulshada ugu soo cudbiyaa barashada Teknolojiyada iyo Xisaabta si bilaash ah labadiisa kanal ee Youtube; 1 Ali Esse Onlie Iyo Alibashi.

Choose a Pricing Option

Su´aalo iyo Jawaabo


Goormuu kooraskan bilabanayaa?

Kooraskan marka aad qadato ayuu bilabanaa. Adiga ayeey kugu xirantahay goorta aad bilabeyso iyo xilliga aad dhameysneeso



Hadii aan ku qanci kooraskan maxaa xal ah?

Marna ma rabno in aadan ku qancin, Lakiin hadii adaan ku qancin koraskan waxad xaq u leedahay in aan kuu soo celino qitmadaada. Fadlan nala soo xiriir 30 maalin ee ugu horeeya.



Bundle courses

Halkan waxan isugu keenay Matte 2P + Excel + Word oo aad muhiim kugu ah in aad taqaan si aad u hesho buundo sare madadan.